X

Guurtida maamulka Somaliland oo markale kordhisanaysa mudada

Golaha guurtida maamulka Somalilsnd oo fadhiga ku cuna xoolaha masaakiinta,ayaa markale kotdhisansya mudada hslkii ay ahayd in la kala diro. Lacagta cashuurta ee guurtidan fadhiga ku qaadato ayaa laga soo guraa masaakiints ku nool laba doolar maalintii.



Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.