X

Haamihii Sacuudiga oo holcaya iyo hubkii Maraykanka oo shaqayn waayay

Waxa markale si xun u fashilmay hubkii Sacuudiga looga gatay balaayiinta doolar ee Maraykanku ku cameeyay kadib markii ay celin waayeen gantaalo lala eegtay haamaha shidaalka. Ciidanka dawlada Yaman ayaa ku garaacay gantaalo.


”Waxaan la eeganay gantaal haan ka mida kuwa saliida oo u dhow Jiddah halkaas oo berito lagu ciyaari doonto ciyaarta gaadhida ee layskugu faano ayay tiri qoraal soo baxay.


Waxaan kale oo aan ku weerarnay diyaaadaha aan is wadin oo iyaguna gaystey khasaare kale ayay ciidanka dawlada ku sheegeen warbixinta. Maaha markii ugu horeysay ee dhulka la dhigo haamaha shidaalka.



”Runtii waa dhacan yihiin si xun ayaa loo galay wahaabiyada iyo lacagta ay ku bixiyeen ismna leh ayuu yiri Xuseen Warsame.

Rashiid Ceelaanyo

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.