X

Haan kale oo aan la garanayn waxa ku jira oo badda Somaliya ku soo caaridey: SAWIRO

Haan kale oo aan la garanayn waxa ku jira ayaa badda Somaliya ku caaridey. Maraakiibta ajaanibta ee ku raaxaysanaya badeena balaaran kheyraadkeenana guranaysa ayaa lagu yaqaan inay haamahan suntan noogu bedelaan.



Haantan ayaa ku caaridey xeebta degmada C/casiis ee magaalada una dhow Liido, waxayna dadka u dabaaltega xeebta bilaabeen inay ka fogaadaan goobta haantani taalo.

Ma jirto khuburo Somaliyeed oo ogaan kara waxa ku jira haantan ayna tahay sun loo maaro waayo oo maraakiibtu ku qabaan badeena.



Kaluumeysatada ayaa sheegay in aan haantan welli waxba laga qaban.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.