X

Madaxweynaha Somaliland ee dibedda Mustafe Martin oo Garoowe ka degay

Madaxweynaha Somaliland ee dibedda Mustafe Martin ayaa Garoowe ka degay. Waxa Garoowe hore u joogey wefti ka socda cuqaasha gobolka Awdal oo iyagu sheegay in Samaroon shaqo ku lahayn dagaalka Tukaraq ama Sool.

Mustafe Martin iyo weftigiisa ayaa waxa lagu soo dhaweeyay caasimada Garoowe iyo hadaladii laga jeediyay.



[embedyt] https://www.youtube.com/watch?v=JO6Z0PMtqII[/embedyt]



Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.