X

Hadaan dhalinyaro magacowno waxay oranayaan xagey ka yimaadeen: FARMAAJO

Madaxweynaha Somaliya oo qaar ka mida dhalinyarada ku casuumay xarunta madaxtooyada aya sheegay in haddii ay magacaabaan dhalinyaro ay odayadii oranayaan xagee ka yimaadeen lama yaqaanee.


Mar uu la hadlayay dhalinyarada ayuu u sheegay in dalku dhismayo oo welli rukumo adag uuna ku taagneyn isla markaana loo baahan yahay doorka dhalinyarada oo ah mustaqbalka dalka.

Kulanka ayaa waxa ka qayb galay dhalinyaro l;agu dhiiran karo oo qarkood ka yimaadeen Laascanood. Maaha markii ugu horeysay ee madaxweynuhu la qaatey kulan dhalinyarada.


Dadka loo magacaabay guddiga doorashada dadban ayaa u badan dhalinyaro wax bartey, waxase ka qayliyay kooxda sheegata madasha musharixiinta oo sheegay inay ku jiraan sirdoonka dalka.

Waa cajiib in koox siyaasiyiina yaqaanaan dadka ku jira sirdoonka qaranka waana ARIN halis teeda leh waayo waxay noqonaysaa in dalku sir lahayn.

C/llaahi Warhaye

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.