X

Dadka sunta caba oo ku soo badanaya Galguduud: WARBIXIN

Waxa gobolka Galguduud ku soo badanaya dadka sunta caba sida uu ka dhawaajay isbitaal ku yaala magaalada Cadaado oo ay soo gaareen bukaano laga keenay deegaano aan lahayn adeegyo caafimaad. Sunta nooca la cabayo ayaa ah tan xoolaha.


ā€¯Waxaa RABI nagu guuleeyay inaan daaweyno lamaane marka hore uu ninku soo cabay haddana xaaskiisii ay kabatey ayuu yiri masuul u hadlay isbitaalka.

Dadka sunta cabaya ayaa u badan kuwa ay wajahayan arimo qoys taas oo aan marmarsiiyo looga dhigan karin in sun cabaan.


C/llaahi Warhaye

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.