November 18, 2025

ARAABINEWS.COM

News and entertainment

Hadaan go’ayno waa arin dadka u wada taal; Puntland iyo dooda barlamaanka: ARAG

Garoowe–Afhayeenka barlamaanka Puntland ayaa wax ka sheegay qodobo ay ka doodi doonaan barlamaanka Puntland wuxuuna sheegay haday go’ayaan in ay tahay arin dadka u taal wuxuuse shegayaa dhinaca kale in ayna federal uga tageyn Xasan Sheekh oo ay ku eedaynayaan in uu aqoonsadey maamulka Galmudug.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS.COM