Telefishanka Aljazeera ayaa baafiyay hablo Somaliyeed oo shegay in haday hadlaanba la kufsanayo. Haweenkan qaarkood ayaa laga dejiyay doon iyagoo uurleh iyadoo aan la garanayn in uu yahay uur kufsi iyo midkale oo ninkooda. ”Haweenay la waraystay ayaa sheegtay in ay marnaba filayn in dal Caraba sidan loogu kufsanayo loona ciqaabayo.
Warbixuin la so saaray sanadkii hore ayaa lagu sheegay in haweenkas mara tahribka badankooda la kufsado si ay lacago u bixiyaan,,kufsigaas oo ka dhasha uur ayna rabin iyagoo intooda badan lagu hayo meelo aan cidi ogeyn,,waxase jirta in ay tahriibka Liibiya ku sii socdaan.
Rashiid Ceelaanyo
ARAABINEWS.COM
More Stories
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay