Hadal raiisal wasaare Xasan Kheyre sheegay ayaa muran dhaliyay taas oo xildhibaano iyo masuuliyiin hore ka hadleen. Xasan Kheyre ayaa sheegay in khasnadda dawlada ay faaruq ahayd.
[embedyt] https://www.youtube.com/watch?v=TmMMHcKanr0[/embedyt]
C/llaahi WArmooge
ARAABINEWS