X

Wasiiro Muuse Biixi magacaabay oo aan haysanin shahaadada dugsiga sare ama ta dhexeba

Wasiiro Muuse Biixi magacaabay oo aan haysanin shahaadada dugsiga sare ama ta dhexeba. Labadan wasiir oo kala ah Axmed Muumin Seed iyo Hinda Jaamac Gaandhi ayaa ah afmiishaariin raba inay daaqada hoose ka soo galaan maamulka Somaliland.



Askari Muuse Biixi ayaa dadka uu magacaabay ay yihiin kuwo aan karti lahayn oo uu ku xushey inayna wax dhaamin isaga. Wasiirada u magacaabay ayaa boqolkiiba 85 ka soo jeeda beeshiisa ISAAQ.



Dastuurka maamulka Somaliland ayaa dhigaaya in aanu wasiir noqon karin qof aan haysanin ugu yaraan shahaadada dugsiga sare. Dadka badankiisa ayaa qaba in golaha wakiilada oo dhaxala ayba ka daran yihiin Muuse Biixi oo sii deyn doonaan.

Hoos ka fiiri wasiirada aan haysan shahaado dugsi sare ama dhexeba

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.