X

Hadalka dagaalka ah ee ka imaanaya Sheekh Shariif waa filan waa: Maareeye

Fadhiid Sheekh Shariif oo colaad mooday inuu xukun ku helayo ayaa lagu qasaarey sida uu sheegay Cali Calasow. Waa shaqsigii lagu adeegsaday inuu laalo dastuurkii dalka hoostana loo geliyay dastuur fasaxay qaniiska oo gaaladu inoo keentay.


Shaqsi sidaasa inuu is yiraa ku awrkacso dadka Muqdisho degan waa wax laga xumaado yuuse haystaa ee uu is leeyahay dhiig ayay kuu raadinaayay ayuu raaciyay Cali Calasow.


Wasiirka warfaafinta oo Ka hadlaayay hanjabaada Sheekh Shariif oo ahaa kicin dad hore loo qixiyay dushoodana lagu dagaalamay haddana haysta nolol iyo horumar joogta oo dalka intooda kale qabin, ayaa sheegay inay tahay filanwaa qaasatan qof raba inuu xil markale ka qabto dalka.


“Waa nasiib daro qof soo maray maqaam madaxweyne inuu colaad ku raadiyo xukun, ayuu yiri Maareeye laakiin ma dalban raaligelin. Dhawaan ayay ahayd markii fatogeliyay ciidanka.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.