X

Muxuu yahay kacdoonka bustaha qoyan ee ka bilowdey Awdal

Waa barnaamij xiise leh oo looga hadlaayo kacdoon loogu magacdaray bustaha qoyan oo ka curtey gobolka Awdal. Hadaba muxuu kacdoonkaas daaran yahay ayadoo gobolkan lagu yaqaanay xadaarad Somalinimo oo an hadda ka jirin meelo badan kadib markii lagu tuntey dawladnimadii iyo aasaaskii Somalinimada.



ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.