X

Hadalka Ruushka ee gantaalka waan ku qancay: Dayib Erduqaan

epa10306205 Turkish President Recep Tayyip Erdogan arrives for the G20 Leaders Summit in Bali, Indonesia, 15 November 2022. The 17th Group of Twenty (G20) Heads of State and Government Summit runs from 15 to 16 November 2022. EPA-EFE/MAST IRHAM / POOL

Madaxweynaha Turkiga oo dalkiisu yahay awooda labaad ee ururka la magac baxay NAATO ayaa sheegay inuu boqolkiiba biqol ku qanacsan yahay hadalka Ruushku ka sheegay gantaal ku dhacay Bolan.



“Waa noo muhiim hadalka ka soo baxay Ruushka xushmad weyna waan u haynaa ayuu yiri Dayib Erduqaan. Waxana muuqata isku day la rabo in la isku diro Ruushka iyo ururka NAATO oo aan ka mid nahay.



Jarmalka ayaa isaguna sheegay inayna rabin in dagaal ka dhaco Yurub uuna aad uga xun yahay kuwa raba inay abuuraan xaalad dagaal.  Ma sheegin inuu joojin doono hubka uu ku gurayo Yukrayn oo sii daba dheeraynaya dagaalka. “Kuma jirno isku dayga dagaal ee la wado ayuu yiri hogaamiyaha Jarmalku.

Rashiid Ceelaanyo

ARAABINEWS



admin:

This website uses cookies.