Hargeysa–Bulshada Gabooyaha ayaa manta u wareegay xisbiga C/raxmaan Ciro waxa goobta ka hadlay boqorka Gabooye oo sheegay in markay tirtireen magacii Midgaan oo Somalidu isku dhiibto in hadda Siilaanyo noo isticmaalo magic kale oo takooran oo ah beelaha la hayb sooco.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS