X

Isbaaro ayaa u taala Siilaanyo Lawyacado cid lagu cawdaana ma jirto: Axmed Muumin Seed+MUUQAAL

Hargeysa–Axmed Muumin Seed oo ka tirsan xisbiga Wadani ee Somaliland ayaa sheegay in Siilaanyo u taalo isbaaro Lawyacado taas oo xataa ay dhaafi wayday haweenay xanuunsan oo kaariyoone lagu sido oo uu diiday in ay gudubto ilaa ay bixiso baada.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.