24/03/2026

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Hadduu noo bilaabay Muuse Biixi waa hadduu wadada maro: Jeneraal Caare

Hadduu noo bilaabay Muuse Biixi waa haddii uu wadada maro. Hogaamiyaha kacdoonka Somaliland Jeneraal Caare oo saxaafada la hadley ayaa wacad ku maray in wado kasta loo fadhiisan doono Muuse Biixi.



[embedyt] https://www.youtube.com/watch?v=dFuyOAQETaY[/embedyt]



Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS