X

Wasiirada waxbarashada oo ka qiirootey caruur derbi jiifa oo waaxdeedu geysay xarun waxbarasho

Wasiirada waxbarashada dawlada dhexe ee Somaliya ayaa geysay hoy waxbarasho ilaa konton caruura oo derbi jiifa..Dugsigan oo ay leedahay wasaarada waxbarashada ayaa waxa geeyay caruurtaas wasaaradeeda,,,waxana dad badan soo jiitey sida ay uga qiirootey caruurtaas oo ay dhashay hooyo Somaliyeed laakiin u weyday hoy ay gayso.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS.COM

 

admin:

This website uses cookies.