X

Garoowe oo sharaxan iyadoo loo dabaaldegayo markii la dhisay maamulka Puntland oo 18 jirsaday iyo Gaas oo hambalyeeyay

Magaalada Garoowe ee caasimada mamulka Puntland ayaa sharaxan iyadoo loo dabaaldegayo maalintii la asasay maamulka Puntland oo hadda 18 jirsaday kuna began maalinta beri ah. Madaxweynaha Puntland Cabdiwelli Gaas ayaa u halbalyeeyay shacabka reer Puntland inkastoo Puntland ayna ahayn intii lagu dhisay 1998 hadana ay ku jiraan in ay dib isku habeeyaan.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS.COM

admin:

This website uses cookies.