X

Halgamaa Cawad Axmed Cashara oo ku geeriyooday dalkaasi Kanada

Halgamaa Cawad Axmed Cashara ayaa ku geeriyooday dalkaasi Kanada oo uu ku noolaa mudooyinki u dambeeyay. Cawad ayaa ahaa dadkii dhidibada u taagay maamulka Puntland.



Wuxuu Puntland ka soo noqdey markii uu aasaasay wasiirkii warfaafinta ee xilligaas. Cawad Axmed Cashara ayaa ka mid ahaan jiray Baarlamaanka Dawladdii KMG ee AUN Cabdillahi Yuusuf.



Waxaa uu sidoo kale ka mid ahaa dadka sida weyn uga shaqeeya Midnimadda Soomaaliya.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.