Halista saldhiga milatari ee Carabtu ka rabto Berbera yaa saxiixay maxaase loo boobsiinayaa.
Haddaba aqoonyahan Abdisalam Haji Ismail ayaa waxa uu wareysi muhiim ah kaga hadlay halista uu heshiiskan u leeyahay Soomaaliya iyo wayxaabo badan oo dadka badankiis aysan ka war-hayn.
Arrimaha uu waraysigu ku ifinayo waxaaka mid ah
- Halista uu leeyahay saldhiga Milatery ee Berbera,
- Yaa saxeexay heshiiska,
- Heshiisku waxa uu qorayo maxaa loo qariyey.
- Somalia wax maka ogayd heshiiskan,
- Maxaa keenay in hadda la boobsiiyo,
- Sidee looga horgegi karaa
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS
More Stories
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay