10/12/2025

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Halkee kala marayaan naadiyada ugu waaweyn Yurub oo iyagu ciyaaray maalintii Sabtidii

Sabtidii shalay waxa Yurub ka dhacay ciyaarihii naadiyada Yurub waxana halkaas ku kulmay kooxaha waaweyn sida Real Madrib oo laba gool ku garaacday Deportivo la Coruna halka Barcelona shan gool ku dhufatay Athletico Bilbao.

Horyaalka Spain waxa hogaaminaysa Real Madrib oo leh 57 dhibcood halka Barcelona oo ku dhegan ay leedahay 53 dhibcood.

_81000960_garethbale_getty_hero[1] _80872991_barcelona[1] _81008910_robben[1] _81012507_gotze_muller[1] _81012509_basdost[1]

Horyaalka Jarmalka kooxda Bayern Munich ayaa hogaaminaysa oo iyadu dhulka ku tuntey kooxda Hamberger 8 gool.

Dhinaca Ingiriiska waxa hogaaminaysa kooxda Chelsea waxase ku dhegan kooxda Man City inkastoo Chelsea ay todoba dhibcood ku hogaainayso.

La soco usbuuca dambe sida kooxuhu u kala horeeyaan

ARAABINEWS