19/01/2026

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Halyayga tolwaayay Sangub oo ku baaqay in Kiiniya la edbiyo dhulka ay ku xadgudubtey: ARAG

Halyeyga tolka Somali waayay ee abwaan Sangub ayaa ka xanaaqay dhulka la sheegay in Kiiniya oo fiqiira ay kaga soo durugtey dhulkeena ee magaalooyinka Baardheere iyo kuwa kale u dhow. Wuxuu yiri Sangub tola’ay ma manta ay Kiiniya nagu kibirtey.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS.COM