X

Hambalyo aroos oo ku socota boqor Ibrahim X Maxamuud Cumar Fadan iyo boqorad Raxma deeqa Cabdi Xaashi

Dhamaan asxaabta hoos ku qoran waxay hambalyo aroos u dirayaan boqor Ibrahim Xaaji Maxamuud Cumar Fadan iyo boqorad Raxma Deeqa Cabdi Xaashi oo arooskoodu maanta 27/11/2015 JImcaha ah ka dhacaya caasimada ARAABI. Asxaabtan ayaa waxay kala yihiin:

Axmednuur Bile Kaahiye iyo marwooytinkiisa Malyiuun Faarax sh Xasan iyo Marwo Haboon Buraale Xuseen, Mako Bile Kaahiye, Axmed Yaasiin X Cabi Xaaji Jaamac, Hawlwadeenada Araabinews.com, Ibrahim Ismaciil Saban iyo xaaskiisa, dhamaan reer Bile Kaahiye Qayaad iyo reer Xaaji Fadan, reer Barkhadle Rayaale.

Nuur Qawrax Kaahiye iyo xaaskiisa, Jamaal Aadan IIdle Miicaad iyo xaaskiisa Hodan, Aare Maxamed ( Ina indhageele) iyo xaaskiisa, Carab Yoonis Jaamac, Safiya Yoonis Jaamac (Safiya Tusmo), C/salaam Muumin Aare iyo xaaskiisa, Maxamed Cabdullaahi Xadi Qoorgaab.

Xasan Miisaan Xirsi, Aadan Ducaale Xadi Gobe iyo xaaskiisa Nimco Cali Aadan, Mahdi Cali Aadan iyo dhamaan ilma Cali Aadan. Asxaabtaas iyo in badan oo aan halkan ku soo koobi karayn waxay leeyihiin boqor Ibrahim Xaaji Maxamud Cumar Fadan iyo boqorad Raxma deeqa Cabdi Xaashi noqda kuwii isku waara ee ubad khayr qaba kala hela.

AAMIIN waxaan u xulney hees ku haboon marxaladan oo ay ku luqeeyaan Nimco Xasan Farax iyo Cabdi Hello jigjiga.

ARAABINEWS.COM

admin:

This website uses cookies.