X

Qalab faraha looga dhigayo xildhibaanada maamulka Hargeysa oo musuqey WAKHTIGA oo lagu furey kalfadhiga saaka

Xildhibaanada maamulka Hargeysa ayaa inta badan aan qaban wax shaqo waxana taasi u dheer in ay musuqaan ama khiyaameeyaan xilliga ay joogaan ama yimaadaan golaha taas bedelkeed ayaa kalfadhigii saaka lagu furey qalab laga keenay Ingiriiska oo loogu talogalay in ardayda dugsiyada xilliga ay qadaynayaan faraha looga dhigo si lacagta looga gurto.

Qalabkan ayaa xataa loo isticmaali karaa in faraha ku Jira la geeyo meel ka baxsan Somaliya sida YUrub si loo adkeeyo xildhibaanada raba in ay Yurub iska dhiibaan iyagoo isticmaalaya qabiilada ay ka faanaan ee KOOFURTA Somaliya.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS.COM

admin:

This website uses cookies.