Dhamaan bahda Araabinews waxay hambalyo u dirayaan boqorada Ubax Cabdillaahi Suge iyo Cabdiqani Mahdi Aadan oo arooskoodu ka dhacay caasimada gobolka Awdal ee Boorama. Waxaan leenahay noqda kuwii isku waara ubad kheyr qabana kala hela.
Waxa iyaguna hambalyada na soo gaarsiiyay Mukhtaar Cali Aadan iyo dhamaan reer Cali Aadan una rajaynaya in RABI ka dhigo kuwii isku waara iyo guurkii lagu farxo abid. AAMIIN
Waxaan u soo xulney hees ku haboon munaasabada noocan oo kale ah.
ARAABINEWS




More Stories
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay