15/12/2025

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Hami guur waa filim aad u xiise leh oo ay jilayaan reer Jabuuti

Waa filim aad u xiise leh oo ay jilayaan fanaaniinta reer Jabuuti oo dib ugu noqday dhaqanka iyo hidaha. Waa jacayl libaaxna qayb ka yahay oo u muuqda in laysla baxsan doono.





ARAABINEWS