boHanti dhowr Hargeysa laga soo direy ayaa baadhid ku bilaabay xarunta dawlada hoose ee magaalada Boorama oo xafiisyada badankoodu xirnaayeen. Waxa jira musuq baahsan oo xildhibaanada qaar ka sheegaan dawlada hoose ee degmada Boorama.
[embedyt] https://www.youtube.com/watch?v=U7uMebfuAMs[/embedyt]
Maxaned Yuusuf
ARAABINEWS