Prof Xasan Faarax Warfaa ayaa bixiyay waraysi xiise leh . Xasan Faarax Warfaa ayaa mar lataliye u noqdey Sheekh Shariif. Prof Xasan oo ay ku duugan tahay taariikh dheer ayaa waxbadan ku soo kordhiyay taariikhda ummada Somaliyeed.
[embedyt] https://www.youtube.com/watch?v=gr5wbfWVH5U[/embedyt]
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS