X

Hargeysa oo roob doon laga tukadey uu horkacayo Muuse Biixi: SAWIRO

Magaalada Hargeysa ayaa laga tukadey roob doon uu horkaxayo madaxa maamulka Muuse Biixi. Eaxa curtey xilligii gu’ga waxase muuqda ilaa hadda in RAXMADII EEBE ayna soo wada di’in. Waxa jira deegaano laga waxay oo xooluhu ku jiraan xaalad adag.

>


Maamulada qabaliga,ah ayay dhibaato ka haysataa sidii ay ugu gargaari lahaayeen dadka dhibaateysan laakiin in malaayiin lagu bixiyo abaaraha Koofurta waa u caadi ayuu yiri Xuseen Warsame oo jooga Hargeysa.

>


Muuse Biixi oo ka hadley masjid ka mida kuwa uu Hargeysa kula tukaday salaada roob doonta ayaanu sheegin wuxuu ka,qaban karo laakiin sidii xaadiga ahayd baryo u direy hay’adaha dhiigmiiradka ah.

>


MaxamedcYuusuf

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.