X

Haween caruurtooda kala cararay argagixisada oo lagu xirey Xarardheere

Haween caruurtooda kala cararay argagixisada ayaa argagixisadu qabatey kadibna xireen. Wararka ayaa sheegaya in odayaasha Xarardheere wadaan dadaal ay argagixisada uga si daynayaan haweenka sida fiican yeelay.


Argagixisada ayaa ku adeegata caruurta Somaliyeed una isticmaala ishaligta iyo dilalka qorsheysan. Haweenka ayaa caruurtooda geeyay Galmudug si ay uga badbaadiyaan dhiigmiirata.

Argagixisada xalaashatey dhiiga Somalida ayaa cadaadis saaray dadka deegaanka Xaradheer in muddo ah si ay carurtooda ugu fushadaan shuqul shaydaankooda.


Dagaal dadka deegaanku qaaday ayaan helin tageerada ay u baahnaayeen. Odayaasha dhaqanka ayaa ku gudajira inay argagixisada ka dhaadhiciyaan inay haweenka sii daayaan.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.