12/12/2025

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Haween khashifay goobo dad aad u badan degan yihiin oo hal kambuyuutar lagu khaarajey diiwaangelinta Awdal

Diiwaangelinta gobolada Awdal ayaa fashil ku socda waxana durba lagu gacan sayrey tirada soo bixi doonta iyadoo kooxda doorashadu ay si ula kaca iskaga indhatirey xaqaaiqa yaala gobolka. Haweenkan ayaa soo arkay in goobiba goobtey ka tiro badan tahay la dhigey hal kambuyuuter.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS