X

Haween ku nool Beledweyne oo cadaalad xumo ka banaanbaxay: SAWIRO

Haween ku nool Beledweyne ayaa ka banaanbaxay cadaalad xumo lagula kacay. Banaanbaxa ayaa si gaara uga ka dhacay Xaafad ka tirsan magaladaasi, waxaana dhigayay Haweeyn iyo Caruur la dhacay.


Waxa magaalada la keenay raashin ay keentay hay’ad Sucuudi ah kaas oo la sheegay in dadka qaarna waxyar laga siiyay kuwana aan la siinba, taas oo ay sheegeen inay cadaalad xuo tahay.

Inkastoo eeda ay saaren gudoomiyaha Hiiraan hadana ma jiraan cid wax ka qabanaysa. Haweenkan iyo caruurtan ayaa ah danyar dareensan in lagu xadgudbey xaquuqdooda.


C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.