X

Muuse Biixi oo sheegay inuu Turkiga ka diidey inay la kulmiyaan dawlada dhexe

Muuse Biixi ayaa sheegay inuu Turkiga ka diidey inay la kulmiyaan dawlada dhexe. Socdaal uu ku tagey Boorama ayuu Muuse Biixi sheegay inuu ku kalsoon yahay Ingiriiska iyo dawladaha uu wato sida Norwey iyo Denmaark.


Muuse Biixi ayaa sheegay in uu safiirka Turkiga u sheegay inayna daacad ka ahayn gooni goosadka fashilmey oo ay la jiraan wadajirka Somalida.

”Wuxuu la yimi shuruud oo ah aniga gaal mooyee nin Muslima nama dhexgeli karo ayuu yiri Naasir Muxumed oo jooga Boorama.


Booqashada Muuse Biixi ee Boorama waxay isoo xasuusiyay xilligii SNM soo gashay ayuu raaciyay Naasir Muxumed.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.