11/12/2025

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

A screengrab taken on May 12, 2014, from a video of Nigerian Islamist extremist group Boko Haram obtained by AFP shows girls, wearing the full-length hijab and praying in an undisclosed rural location. Boko Haram released a new video on claiming to show the missing Nigerian schoolgirls, alleging they had converted to Islam and would not be released until all militant prisoners were freed. A total of 276 girls were abducted on April 14 from the northeastern town of Chibok, in Borno state, which has a sizeable Christian community. Some 223 are still missing. AFP PHOTO / BOKO HARAM RESTRICTED TO EDITORIAL USE - MANDATORY CREDIT "AFP PHOTO / BOKO HARAM" - NO MARKETING NO ADVERTISING CAMPAIGNS - DISTRIBUTED AS A SERVICE TO CLIENTS

Haween laga soo badbaadiyay argagixisada la baxdey Boko Xaraam

Argagaxisada la baxdey Boko Xaraam ee dalkaasi musuqa badan ee Nayjeeriya ayaa laga soo badbaadiyay haween tiro badan oo ay u isticmaalayeen sidey rabaan. Milatariga Nayjeeriya ayaa hadal ka soo saaray.

Ilaa 42 Askari oo katirsan Boko Haram ayaa la toogtay iyadoona laga soo bad baadiyey 80 Haweeena oo ay madax furasho u haysteen oo gaaraya 80.

Militeriga Dawlada Nigeria ayaa howlgalkaasi ka fuliyey Xaafada Gangere Ee Gobolka Wuqooyiga ku yaalla ee Borno.

Afhayeen u hadlay Ciidanka militeriga Nigeria Sani Kukasheka Usman ayaa sheegay inay toogteen 42 katirsan Kooxda Boko Haram oo ka mid ah Argagaxisada dagaalka ka wada Dalalka Chad,Cameroon iyo Nigeria.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS