X

Haweenay ayaa fulisay qaraxa labaad qoorteeduna waxay taalaa huteel Naasahablood 2 waana arkay: xildhibaan Salaad Cali Jeelle

Muqdisho–Xildhibaan Salaad Cali Jeelle oo ka mid ahaa dadkii ka badbaaday xasuuqii argagixisada shabaab la beegsatay dad ku jira waajibaadkii rabi ayaa sheegay in uu arkay haweenay qoorteeda dhinaca dambe ee huteelka Naasahablood two.

Dawlada ayaan wali ka soo saarin warbixin buuxda inta argagixisadu xasuuqday iyagoo ku jira waajibaadkii Alle faray halka ku fuliyay ayna haba yaraatee tukan.

Salaad Cali Jeelle ayaa sheegay in isagu isku daaweeyay liin uu saaray halka yar ee dhaawacu ka soo gaaray

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.