Haweenay Ingiriisa oo ka badbaaday cudurka Ibola ayaa hadana dib looga helay cudurkaas dilaaga iyadoo dalkaasi Nayjeeriya ee Somaliya ka joogaan askar booliisa laga helay nin. Cudurka Ibola ayaa faroba’an ku haya dalalka galbeedka Afrika oo qaar ka mida ciidamo ka joogeen Somaliya inkastoo dib looga qaaday.
Haweenaydan kalkaalisada ayaa cudurka Ibola ka soo qaaday dalkaasi Siiraliyoon oo ay ka ahayad kalkaaliso joogta isbitaal mlagu daaweeyo halka cudurku ka dilaacay.
Dawlada Ingiriiska ayaa sheegtay in haweenaydan u dhalatay gobolka Soctland ayna khatar ku ahayn shacabka caamka ah. Haweenayda ayaa loo soo duuliyay London halkaas oo lagu dabiibayo.
Dhaqaatiirka ayaa sheegay in cudurku wali jirkeeda ku jiro oo uu yahay cudurkii laga daaweeyay waxase iswaydiin leh in markii hore laga daaweeyay iyo khatarta cudurku u soo laba kacleeyay.
Rashiid Ceelaayo
ARAABINEWS.COM
Wararkii hore
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay