Maxkamad ku taal magaalada Hargeysa ayaa xukun dul dhigtey haweenay lagu eedeeyay in ay diin qalada ku faafinaysay xaafado ka mida magaalada Hargeysa ayaa la filayaa in laga masaafuriyo Hargeysa lana geeyo Galmudug oo ay ka soo jeedo. Haweenaydan oo lagu magacaabo Sacdiyo Sheekh Yuusuf Wardheere oo da’deeda lagu qiyaasay 41 jir ayaa maxkamada laga hor akhriyay dambiyada ay gashay.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS.COM
Wararkii hore
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay