Allaha u naxariistee Aweys Cabdi Nuur ayaa ku geeriyooday magaalada Qardho ee Butlaan kadib markii ay dishey xaaskiisa oo uu ka dhaxaysay afar caruura. Dadka ayaa sheegay in dilka ay ka dhalatay arimo la xiriira masayr.
Lama sheegin inuu naag kale la guursaday iyo in kale. Waxase la sheegay inay ku dishey toorey. Dadka deegaanka ay ku noolaayeen qoyskani ayaa aad uga naxay dhacdadan.
Booliiska ayaa qabtey haweenayda dilka gaysatey oo lagu magacaabo Farxiya Ismaaciil Maxamed.
C/llaahi Warhaye
ARAABINEWS
Wararkii hore
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay