X

Haweenay qaati ka taagan sheekha la yiraa Aadan Siiro

Sheekh Aadan Siiro waa sheekh Hargeysa ku nool oo aad u neceb Koofurta dalka waxase dacwad ku furtey haweenay sheegtay inay ka jiifi weyday oo ka joogi weyday isla markana uu ku haysto dhul iyadu leedahay kuna qasbayo inay ka iibiso. Waxa tan u dheer sida uu dhalinyarta uu wacdiga u akhriyo jimceyaasha uu ugu sheego inay Somali ka go’een.


Haweeenayda ayaa sheegtay in gurigeedii hadda ayna gali karayn.


Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.