Gabadh Somali ah oo sheegtay in lagu kufsaday jasiirad ku taal Ustaraaliya oo lagu hayo qoxootiga inta la baadhaya arintooda oo loo qaaday gudaha Ustaraaliya si ilmaha looga soo rido ayaa hadda dib loogu celiyay jasiiradii lagu kufsaday. Gabadhan oo magaceeda la qariyay ayaa dawladu sheegtay in ay bedeshay sheekadeeda.
Wararka ayaa sheegaya in gabadhu markii hore dalbatay in ay uur qaaday isla markaana ay rabto ilmaha kufsiga in la soo xaaqo ayaa sida wararkale sheegeen ay dhibaato ka haysatay gudniinka..waxayna ka mid ahayd sababaha ay u tageysay gudaha Ustaraaliya.
Faahfaafin dheeraada laga bixin sababta ay isku bedeshay in ilmaha laga soo xaaqo waxase wararku sheegeen kaliya in ay is bedeshay sidaana dib loogu celiyay jasiiradii lagu kufsaday.
Rashiid Ceelaanyo
ARAABINEWS.COM
More Stories
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay