Haweenay Somali ah oo lagu kufsaday jasiirad Australia xukunto ayaa dib loogu qaaday gudaha Australias si looga soo xaaqo ilmaha sida xaaraanta ah ku galay. Australia ayaa ceebi ka raacday markii ay dib u celisay isla markiiba iyadoo markaasi sheegtay in ay ka baqayso in ay haweenaydu waydiisato ogolaansho.
Wasiirka arimaha gudaha oo kui fadeexoobey arintan ayaa sheegay in haweenaydu hadda soo noqotey ayna ku soo noqotey si iskeeda si ay u hesho caafimaadka ay u baahan tahay.
Warqad ay qortey haweenaydan Somalida ah ayaa ku codsatay in la soo gaaro ayna u baahan tahay xaalad caafimaad iyo mid kale oo la xiriirta gudniinka.
Australia ayaa dadka qoxootiga gaysa meelo kale oo ka baxsan dalkeda iyadoo ku andacoonaysa in dalkeedu noqon meel doonyo loo soo raaco. WAxa jira banaanbaxyo lagu cambaareeyay sida dawladu ula dhaqantey haweenaydaas.
Rashiid Ceelaanyo
ARAABINEWS.COM
More Stories
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay