21/11/2025

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Haweenka beesha C/raxmaan Saylici oo calaacal u direy Muuse Biixi

Haweenka beesha C/raxmann Saylici ayaa calaacal iyo waano u direy Muuse Biixi halka dhinacna leeyihiin waan ku qasaarney u codayntiisa. Waxa wasiiro jira makii dadka ninka naga diley ayaad noo soo dirty. Maaha markii ugu horeysay oo sidan kale beesha calaacal u dirto Muuse Biixi.



https://youtu.be/wik82RuNXyY



Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS