Haweenka beesha C/raxmann Saylici ayaa calaacal iyo waano u direy Muuse Biixi halka dhinacna leeyihiin waan ku qasaarney u codayntiisa. Waxa wasiiro jira makii dadka ninka naga diley ayaad noo soo dirty. Maaha markii ugu horeysay oo sidan kale beesha calaacal u dirto Muuse Biixi.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS