X

Haweenka Buuhoodle oo ka qayliyay dhacdo foolxun oo hora loo arag

Haweenka magaalada Buuhoodle ayaa isku soo bax nabada uga hadlay dhiig ku daatey laba jufo oo Dhulbahante ah. Dilalkan foosha xun ayaa yimi markii reer abaaraysan u guurey deegaan ay degan tahay jufo kale kadibna halkii laga soo dhaweyn lahaa laysugu daray dil iyo xoolaha oo laga qaato. Dilkaa kadib ayaa loo aaray dilkii hore.



Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.