21/11/2025

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Haweenka ganacsatada oo si adag uga hadlay dilkii AUN Xamdi Maxamed

Haweenkan ganacsatada ah ayaa si adag uga hadlay dilkii foosha xumaa ee lagula kacay Xamdi Maxamed Faarax ayadoo dabaq laga soo tuurey. Dhacdadaan aadka u foolxun ayaa ugub ku ah dhaqanka iyo diinta ummada Somaliyeed haysato.





C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS