22/03/2026

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Haweenka ka soo jeeda degmada Quljeed ee gobolka Awdal oo dhagax dhigey guri marti

Haweenka qurbajoogta Awdal ayaa dhagax dhigey guri marti degmada Quljeed. Lama sheegin waxa gurigan loogu baahan yahay iyo cida lagu martigelinaayo. Gobolka Awdal ayay ku bateen guryaha loo dhisayio weftiga Hargeysa uga yimaada.



[embedyt] https://www.youtube.com/watch?v=JcE0ABFPoOg[/embedyt]



Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS