21/11/2025

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Haweenka Somaliyeed oo garab is taagay ciidanka xooga dalka

Haweenka Somaliyeed oo ah lafdhabarta dalka aadna loogu raystey markii ay badbaadiyeen nolosha kumanaan caruura oo ay qixiyeen dhiigmiirato sanado badan laga hurdi waayay. Haweenka ayaa markasta la garan taagan ciidanka qaranka ee la xanibay awooda ay dalka ku xoreyn lahaayeen.




C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS