13/12/2025

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Hawlgal aad u balaadhan oo ciidanka nabadsugidu ka fuliyeen deegaano ka tirsan shabeelaha hoose+MUUQAAL

WP_20150103_004Marka 03 Jan 2015–Hawlgal aad u balaadhan oo looga sifeynayo argagixisada shabaab ayaa ciidanka nabadsugidu ka fuliyeen deegaano hoos yimaada gobolka shabeelaha hoose, waxayna halkaasi ku soo qabqabteen dhalinyaro aad u tiro badan oo lagu tuhmey inay ka tirsan yihiin argagixisada caalamiga ah ee shabaab.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS