X

Hawlgal caawa laga fuliyay magaalada Jawhar oo argagixiso lagu soo qabtey

Waxa caawa magaalada Jawhar ee maamulka Hirshabeele laga fuliyay hawlgal muhiima oo lagu baacsanayo dhiigmiratada shabaab ee xalaashatey dhiigeena. Waxana lagu soo qabtey tiro dhalinyara ah oo ka mida kuwa ay ku adeegan karaan. Madaxda hogaaminaysa hawlgalkan ayaa ka hadashay.



C/llaahi Warhaye

ARAAABINEWS


admin:

This website uses cookies.