Waxa habeenkii afraad ka socda Muqdisho hawlgalo hurdada loogu diidey argagixisada qaraxyada iyo miinooyinka ka fulinaysay magaalada ayagoo kaashanaya dawlad-diidka. Hawlgaladan ayaa lagu kala dhantaalay cadowga ummada Somaliyeed ee noocyada badan.
Hawlgalkan ayaa xalay laga fuliyay xaafada Dharkeenley oo ah xaafadaha samaysmey burburka kadib waxa hawlgalkan lagu soo qabtey dhalinyar farabadan oo intooda badan la sii daayay baarid kadib halka kuwana lala hadhay.
Guud ahaan hawlgaladan ayaa muuqda kuwo guulaystey ayadoo taas bedelkeed ayna magaalada ka dhicin wax qaraxyo ah mudada ay socdeen. Dhalinta laga shikiyay ayaa loo gudbiyay xarunta dembi bastista.
C/llaahi Warmooge
ARAABINEWS
Wararkii hore
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay